Ehlada C/kariin Qalbi Dhagax oo dowladda Itoobiya u xirnaa ku dhowaad Sanad ayaa la xaqiijiyey in lasii daayey, kadib cafis ay u fidisay dowladda dalkaasi.
Suldaan Fowsi oo ka mid ah ehlada Qalbi Dhagax ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in hadda Qalbi Dhagax Xor yahay.
Waxa uu sheegay Suldaanka cafinta Qalbi Dhagax ay timid isbedallada ka dhacay dalka Itoobiya, maadaama horey loo daayey xubno badan oo ONLF ka tirsanaa.




From the comments