Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa gaaray Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Wafdigan ayaa ka kooban xubno ka tirsan wasaaradda dekadaha Soomaaliya iyo wafdi ka socda dalka Qatar waxaa ayna Hobyo u tageen kormeer ay ku samaynayaan Dekedda qaddiimiga ah ee Magaaladaasi.
Wafdigan ka socda Dowladda Qatar ayaa Shalay soo gaaray Muqdisho ujeedkiisuna ahaa sidii ay qiimayn ugu sameeyn lahaayeen qaar ka mid ah Dekedaha Dalka.




From the comments