Afhayeenka wasaaradda amniga qaranka ee xukuumadda federaalka Soomaaaliya C/casii Xildhibaan ayaa si kulul uga hadlay qaraxyadii maalin ka hor ka dhacay xarunta wasaaradda Otto Otto ee magaalada Muqdisho.
Xildhibaan ayaa ugu horreyn sheegay in aanay jirin cid maanta ka xanuunsan dhacdadii 14-kii October, sidoo kalena aan lasii xusuusan.
Waxa uu sheegay in suurtagal ahayn in dowladda federaalka ee uu ka tirsan yahay shacabka u sheegto in la isla xisaabtamo, waxna aan la iska weydiin sida ay suurtagal ku noqotay gaadiidkii is qarxiyey sida ay ugu dhowaadeen Otto Otto.




From the comments