Goobjoog

Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Taliye Ku Xigeennada NISA

Agaasimaha guud ee hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu shaqada kaga joojiyey taliye ku xigeennadii hay’addaasi. Warqaddan ayaa lagu sheegay in…

Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Taliye Ku Xigeennada NISA

Agaasimaha guud ee hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu shaqada kaga joojiyey taliye ku xigeennadii hay’addaasi.

Warqaddan ayaa lagu sheegay in shaqada laga joojiyey taliye ku xigeennada kala ah, S/guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed iyo G/sare C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac).

Halkaan hoose ka akhriso:

 

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments