Goobjoog

Ethiopia iyo Eritrea oo Bilaabaya Duulimaadyo Toos Ah

Shirkadaha diyaaradaha ee Itoobiya ayaa todobaadka soo socda bilaabi doona duulimaad toos ah, oo maalinle ah oo ay ku tagayaan Asmara. Duulimaadyada waxaa ay Isugu jiraan rayid iyo xamuul, sidaas…

Ethiopia iyo Eritrea oo Bilaabaya Duulimaadyo Toos Ah

Shirkadaha diyaaradaha ee Itoobiya ayaa todobaadka soo socda bilaabi doona duulimaad toos ah, oo maalinle ah oo ay ku tagayaan Asmara.

Duulimaadyada waxaa ay Isugu jiraan rayid iyo xamuul, sidaas waxaa lagu sheegay qoraal dhanka Itoobiya kasoo baxay talaadadii.

Labada dal ayaa soo ceshtay xiriirka diblomaasiyaseed oo go’naa muddo 20 sano ah.

Labada dhinac dagaal dhex Maray 1998 iyo 2000, waxaa ku dhintay in ka badan 80,000

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments