Goobjoog

Somaliland: Bangiga Dhexe Oo Xeer Ka Soo Saarey Lacago Badan Oo Soo Gala Ama Lala Baxo

Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa soo rogay xeer cusub oo lagu xoojinayo siyaasadda la socodka xaddiga lacagta soo galaya ama ka baxa Somaliland. Shakhsiyaadka iyo shirkadaha waxaa la faray in…

Somaliland: Bangiga Dhexe Oo Xeer Ka Soo Saarey Lacago Badan Oo Soo Gala Ama Lala Baxo

Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa soo rogay xeer cusub oo lagu xoojinayo siyaasadda la socodka xaddiga lacagta soo galaya ama ka baxa Somaliland.

Shakhsiyaadka iyo shirkadaha waxaa la faray in haddii lacag dhan ($10,000) ama u dhiganta lala baxayo ama la dhiganayo, inay caddeeyaan laxagta ay sitaan iyaga oo buuxinaya foomka cadeynta oo diyaar ku ah madaarka iyo xuduudaha dalka.

Sii Akhri…

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments