Hindiya ayaa la sheegayaa in $200 million oo hababka deyn qaadashada ah ay ka hirgelisay dalka Rwanda.
Arrintan ayaa timid kadib markii wada hadal ay yeesheen madaxweynaha Rwanda Paul Kagame iyo ra’isul wasaaraha Hindiya Narendra Modi.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, iskaashi xagga difaaca ah, ganacsiga iyo beeraha, arrimaha kale oo ay ka heshiiyeen waxaa ka mid ah warshadaha, science iyo technology.




From the comments