Kulanka golaha wasiirrada ee maanta ayaa waxaa lagu magacaabey 3 saffiir oo Soomaaliya u matali-doona dalalka dibadda.
Safiirrada La Magacaabey ayaa kala ah:
1. Maxamed Nuur Tarsan
Dalka
Kulanka golaha wasiirrada ee maanta ayaa waxaa lagu magacaabey 3 saffiir oo Soomaaliya u matali-doona dalalka dibadda. Safiirrada La Magacaabey ayaa kala ah: 1. Maxamed Nuur Tarsan 2. Cabdullahi Maxamed…

Kulanka golaha wasiirrada ee maanta ayaa waxaa lagu magacaabey 3 saffiir oo Soomaaliya u matali-doona dalalka dibadda.
Safiirrada La Magacaabey ayaa kala ah:
1. Maxamed Nuur Tarsan
2. Cabdullahi Maxamed Odowaa
3. Cabdirisaq Shoole
Dhinaca kale, la sheegin dalalka loo magacabey iyo halka ay fariisan-doonaan.
Goobjoog News
Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments