Golaha wakiillada ee Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta mar labaad ansixiyay xeerka kufsiga iyo tacaddiyada kale ee la xidhiidha.
Ansixintan labaad ee Xeerka Kufsiga ayaa timid ka dib markii ay wax ka baddal ku sameeyeen Xeerkan golaha guurtidu, hase ahaatee golaha wakiillada ayaa kasoo horjeestay oo sidii hore ku ansixiyay.
Ururrada bulshada rayidka ee Somaliland qaarkood ayaa horay ugu baaqay baarlamaanka in aan wax ka baddal lagu samayn xeerka Kufsiga.




From the comments