Wasaaradda arrimaha dibadda Lithuania ayaa sheegtay inay EUR 60, 00 ugu talo-gashay arrimaha banii’aadnimada ee dalal badan oo caalamka ah.
Lacagtaas EUR 20, 000 waxaa loo qoondeeyey dalka Suuriya, iyada oo sii marineyso xafiiska UNHCR halka EUR 15, 000 la siin-doono dalka Mali. Soomaaliya waxaa ku soo aadey EUR 15 kun waxaa loo soo xawili-doonnaa hey’adda cuntada adduunka ee World Food Program.
Lacagta Soomaaliya la siinayo waxaa la sheegay in lagu gargaari-doono 1.67 million oo dad ah, kuwaas oo u baahan cunto, heyso nafaqo-darro.




From the comments