Maamulka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in magaaladaasi ay ka bilaabi doonaan maalmaha soo aadan qaadista lacagta canshuurta.
Cali C/qaadir Sandheere Duqa magaalada Baladweyne ayaa sheegay in shir uu yeeshay maamulka gobolka iyo kan B/weyne isla garteen in suuqyada dhexe ka bilaabaan qaadista canshuurtan.
Wuxuu tilmaamay in hadda ay bilaabi doonaan qaadista canshuurta maalin laha ah, ku xijin doonaan tan billaha, halka midda Saddexaadna ay tahay tan Sanadlaha ah.




From the comments