Goobjoog

Shariif Xasan Oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Sh/hoose

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Shabellaha Hoose ee maamulkaasi. Shariif Xasan ayaa xilkaan u magacaabay Saciid Cumar Xasan Zubeyr, wuxuuna sheegay inuu…

Shariif Xasan Oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Sh/hoose

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Shabellaha Hoose ee maamulkaasi.

Shariif Xasan ayaa xilkaan u magacaabay Saciid Cumar Xasan Zubeyr, wuxuuna sheegay inuu yahay shaqsi kasoo bixi kara howsha loo igmaday.

Waxa uu Shariif Xasan u rajeeyey in guddoomiyaha cusub ee maxkamadda Sh/hoose shaqadiisa uga soo baxo sidii loogu talogalay.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments