Goobjoog

Hormuud Telecom Oo War Kasoo Saartay Bur-burintii Ciidanka Kenya Ee Xaruntooda Ee Deegaanka Cali Bulley

Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ka hadashay bur-burintii ay ciidanka Kenya kula dhaqaaqeen xarun shirkaddan ku lahayd deegaanka Cali Bulley ee gobolka Jubbada Hoose. Waxa ay shirkaddu sheegtay in ciidanka Kenya…

Hormuud Telecom Oo War Kasoo Saartay Bur-burintii Ciidanka Kenya Ee Xaruntooda Ee Deegaanka Cali Bulley

Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ka hadashay bur-burintii ay ciidanka Kenya kula dhaqaaqeen xarun shirkaddan ku lahayd deegaanka Cali Bulley ee gobolka Jubbada Hoose.

Waxa ay shirkaddu sheegtay in ciidanka Kenya ay markii Lixaad bur-buriyeen xarun ay leedahay shirkadda Hormuud, lana burburiyey dhismayaasha xarumahan iyo dhammaan qalabkii yaallay.

Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments