Goobjoog

Eng: Yariisow Oo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Dalxiiska Iyo Maalgashiga G/ Banaadir

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu ku sameeyay xil ka qaadis iyo Magacaabis. Wareegtada waxaa loogu Magacaabay C/fitaax Maxamuud Siyaad…

Eng: Yariisow Oo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Dalxiiska Iyo Maalgashiga G/ Banaadir

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu ku sameeyay xil ka qaadis iyo Magacaabis.

Wareegtada waxaa loogu Magacaabay C/fitaax Maxamuud Siyaad in uu noqdo Agaasimaha Waaxda dalxiiska iyo Maalgashiga Maamulka Gobolka Banaadir waxaana xilka looga qaaday Mas’uulkii horay u hayay Jagadaan

Wareegtada ayaa waxaa ay u qorneyd sidaan:

 

 

 

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments