Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa aad waxaa looga dareemayaa diyaar garow xooggan oo loogu jiro doorashada madaxweyne ee maamulka K/galbeed.
Todobaadkii tagay, xildhibaannada K/galbeed ayaa go’aamiyey watqiga kama dambeysta ah ee ay doorashadan dhici doonto, iyadoo dhanka kalena Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ku dhowaaqay inuu musharrax yahay.
Hadaba waxaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ku qulqulaya musharraxiin doonaya iney u tartamaan xilka madaxweynaha K/galbeed.




From the comments