Goobjoog

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Ku Kulmaya Kismaayo

Golaha iskaashiga dowlad goboleeyada dalka ayaa lagu wadaa in ay Kismaayo ku kulmaan Saddexda bisha soo socota ee September. War-saxaafadeed ay soo saareen golahan ayaa lagu sheegay in Kulankooda uu…

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Ku Kulmaya Kismaayo

Golaha iskaashiga dowlad goboleeyada dalka ayaa lagu wadaa in ay Kismaayo ku kulmaan Saddexda bisha soo socota ee September.

War-saxaafadeed ay soo saareen golahan ayaa lagu sheegay in Kulankooda uu ka dhici doono Kismaayo waxaa ayna uga hadli doonaan arrimaha khuseeyo maamul goboleedyada dalka.

Haddaba halkan ka akhriso warsaxaafadeedka.

 

 

 

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments