Goobjoog

Faah Faahin: DDSI Oo Yeelatay Madaxweyne Cusub

Guddiga fulinta ee shacabka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa madaxweyne si KMG ah waxay ugu doorteen Mustafe Muxumed Cumar. Kulan ay ku yeesheen magaalada Jig-jiga ayeey ku doorteen Mustafe oo…

Faah Faahin: DDSI Oo Yeelatay Madaxweyne Cusub

Guddiga fulinta ee shacabka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa madaxweyne si KMG ah waxay ugu doorteen Mustafe Muxumed Cumar.

Kulan ay ku yeesheen magaalada Jig-jiga ayeey ku doorteen Mustafe oo ka mid ahaan jiray xubnaha mucaaradka ee maamulkii Cabdi Iley.

Mustafe ayuaa xilkaan hayn doona inta madaxweyne cusub si rtasmi ah loogu dooran doono Soomaalida Itoobiya (DDSI).

Shaqsigan hadda hoggaamin doona DDSI ayaa waxa uu lasoo shaqeeyay hay’adda OCHA iyo kuwo kale oo hoostaga Qaramada Midoobay.

Weli waxaa muuqata in aanay saldhiggan xiisaadda siyaasadeed ee  ka jirta dhulka Soomaalida Itoobiya.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments