Soomaali ka mid ahayd xujeyda sanadkan ayaa la sheegay iney ku geeriyoodeen isbuurasho ka dhacday Mina.
Xaaji Axmed Maxamed Saalax iyo Xaaji Xasan Maxamed Jimcaale ayaa la xaqiijiyey iney geeriyoodeen, waxaana meydkooda la geliyey Qaboojiye.
Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay sidoo kale in ay jiraan xujey kale oo dalal kale kasoo jeeda oo iyaguna geeriyootey.




From the comments