Xeer-ilaaliyaha Mareykanka Jeff Sessions Mareykanka ayaa u jawaabay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump isaga oo sheegay in waaxda uu madaxda ka yahay aaney siyaasad shaqo ku laheyn.
Donald Trump ayaa wareysi uu siiyay Fox ku sheegay in Jeff Sessions aanu si fiican gacanta ugu wada heyn waaxda cadaaladda.
“Waxaan gacanta ku dhigay waaxdan markii aan dhaartay”, sidaasi ayaa lagu yiri warbixinta Jeff Sessions .




From the comments