Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka in ay culeyso siyaasadeed saartay maamulkaasi.
Xildhibaan Cabdirashiid Cabdixakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha baralamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in shirka Kismaayo uu soo dhoweynayo, islamarkaana ay filayaan in maamullada kale ee dalka ka dhisan ay wax la qeybsadaan.
Wuxuu sheegay in culeysyo dowladda ay ku heyso Hirshabeelle culeysyo aan saarnayn dowlad goboleedyada kale.




From the comments