Goobjoog

Calanka Iyo Magaca DDSI Oo La Badalay

Baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta ansixiyay in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in magaca deegaanka laga dhigo “Somali Regional State”. Arrintan ayaa ka…

Calanka Iyo Magaca DDSI Oo La Badalay

Baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta ansixiyay in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in magaca deegaanka laga dhigo “Somali Regional State”.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii uu sidaasi codsaday Madaxweyne Mustaf.

Calanka iyo magaca ayaa lagu aasaasay dowlad deegaanka 1993-dii, laakin dib ayaa laga badalay wixii 2005tii ka dambeeyey.

Wararkan oo Faahfaahsan kala soco, Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments