Kulan maanta Muqdisho ay ku qabteen Xisbiga Dadka ayay ku sheegeen in Doorashada Qof iyo Codka ah loo baahan yahay in la qabto, si Axzaabta ay uga qeyb galaan nidaamka dowladnimo ee wadanka.
Waxaa sidoo kale kulanka lagu Ansixiyey Xubno kamid noqoya Xisbiga/.
Gudoomiyaha Xisbiga Dadka Soomaaliyeed Professor Saciid Ciise Maxamuud oo kulankooda kaddib warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay ahmiyadda isu imaatinkani.




From the comments