Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Yarisow ayaa 5tii bishan waxaa heshiis lagu Mataaneynayo Muqdisho iyo Ankara la saxiixday dhiggiisa Duqa Ankara Prof Mustafa TUNA .
Arrintan ayaa dhacday xilli Yariisow uu ka qeyb gelayey shirweynaha Midowga Caasimadaha Caalamka oo ay marti gelisay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.
Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Yarisow oo arrintan ka hadlay waxaa uu yiri “Waxaan ula mataanoobeynaa Sidii aan u noqon laheyn sidii beri sammaadkii ahaan jirtay Muqdisho gaar ahaan amniga oo wanaagsan, aqoon iyo khubaro inay soo diraan, mashaariic inay fuliyaan”.




From the comments