Siyaasi Axmed Shire oo kasoo jeeda deegaannada Galmudug ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya in farogelin cad ku hayso dowlad goboleedka Galmudug.
Shire ayaa sheegay in Galmudug aanay u baahneyn in la kala geeyo, islamarkaana loo baahan yahay oo kaliya in la garab qabto ama laga leexdo.
Wuxuu sheegay in madaxweyne Xaaf yahay kan sharciga ah ee Galmudug, islamarkaana xilka laga qaaday guddoomiye Cali Gacal Casir.




From the comments