Goobjoog

Dhageyso: Soomaali Qaxooti Ku Ah Kenya Oo Cabanaya

Soomaali badan oo qaxooti ku ah xeryaha qaxooti ee Kenya ayaa xilligan ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Qaar ka mid ah dadkan ayaa u sheegay Goobjoog News,…

Dhageyso: Soomaali Qaxooti Ku Ah Kenya Oo Cabanaya
Secretary of State Andrew Mitchell visits the Dadaab refugee camp in northern Kenya, 16 July 2011.

Soomaali badan oo qaxooti ku ah xeryaha qaxooti ee Kenya ayaa xilligan ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah.

Qaar ka mid ah dadkan ayaa u sheegay Goobjoog News, in markii la xirey xerada IFO 2 ay la kulmeen dhibaato badan, islamarkaana xilligan aanay helin kaalmadii loo baahnaa.

Waxa ay ku baaqeen in loo gurmado haddii ay ahaan lahayd hay’adaha samofalka ah iyo sidoo kale dowladda Kenya.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments