Waxaa maanta shaqo joojin sameeyey shaqaalaha qeybta hagista diyaaradaha ee garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.
Shaqo joojintan ayaa ka billaabatay khilaaf muddo dheer soo jiitamayay oo u dhexeeyay shirkad maamusha garoonka Aadan Cadde iyo shaqaalaha Soomaalida ah.
Arrintan waxaa ay ka dambeysay kadib markii masuuliyiinta shirkadda Favori oo maamusha garoonka Aden Cadde ay shaqada ka eryeen horjoogihii shaqaalaha hagista diyaaradaha.




From the comments