NASA iyo hey’ado kale oo caalami ah ayaa ka digaya dabeysha Luban oo maalmihii la soo dhaafay ka jirtay Gacanka Carabta.
Dabeysha Luban ayaa la filayaa in axadda oo berri ah(October 14, 2018) ay soo aado waqooyiga jasiiradda Socotra, waa dhulka xeebaha Soomaaliya.
Dabeyshan ayaa laga yaabaa in 48 saacadood gudahood at ku dhufato dhamaan dhulka ku teedsan Gacanka Cadan oo ay ka mid yihiin Gobolada Waqooyi iyo kuwa Bari oo ah qeybo ka mid ah (Somaliland iyo Puntland ) .




From the comments