Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray boqortooyada Britain, ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada London ee carriga dalkaasi Ingariiska.
Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool London ayuu kala kulmay soo dhoweyntani, madaxweyne Xasan Sheekh.
Waxaa uu ka hadlay dagaal ku salleysan dacaayadaha oo uu sheegay in aanan meel lagu gaaraynin.




From the comments