Guddiga Doorashada K/galbeed Oo La Magacaabay
Sheeko:Dalka

Guddoomiyaha baarlamaanka K/galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa maanta magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha K/galbeed.
Magacaabis kadib, xildhibaannada K/galbeed ayaa codka u qaaday xubnaha guddiga oo ka kooban 27, iyagoo ugu dambeyn meelmariyey.
Halkaan hoose ka akhriso: