Imaam Cabdullaahi Khaliif Rooble oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay khilaafka dowladda Soomaaliya iyo maamullada.
Wuxuu soo jeediyay in Labada dhinac ay miiska wada hadalka isugu yimaadaan si loo xalliyo tabashooyinka jira.
Imaam Cabdullaahi ayaa dhanka kale soo hadal qaaday dhowr caqabado oo ka dhallan kara khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada haddii uu sii taagnaado.




From the comments