Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa shir loogu yeeray madaxda dowlad goboleedyada.
Waxaa qoraalkan lagu sheegay in dowladda ay ka garaabeyso tabashada dowlad goboleedyada, diyaarna u tahay isku tanaasul iyo wadahadal dhab ah.
Qoraalka ayaa sidan u qornaa:




From the comments