Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta ka soo qeyb-galay kulanka golaha shacabka.
Xildhibaan Cabdi Shire cayaarjecel oo kulanka ka hadlay ayaa soo dhoweeyey isaga oo intaasi raaciyey inuu mudanyahay in la soo dhoweeyey, oo wuxuu ku shaeegay “Qaamuus”.
Kulanka oo ay goobjoog yihiin 156 xildhibaan ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.





From the comments