Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro wasiirka difaaca dowladda Turkiga iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo.
Waxaa wafdigan ka mid ah taliyaha ciidanka xoogga dalka Turkiga, madaxa hay’adda TIKA iyo saraakiil kale.
Waxa ay kulamo la qaadan doonaan mas’uuliyiin DFS oo ay ka wada hadli doonaan arrimo dhowr ah.




From the comments