Akhriso: Faah-faahinta Miisaaniyadda Federaalka Ee 2019-ka

Miisaaniyadda 2019-ka oo haatan la geeyey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah kadib markii ay ansixisay xukuumadda Xasan Kheyre ayaa faah-faahineysa qorshaha maaliyeed ee sanadka soo socda 2019-ka.
Haddaba, Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda usoo gudbineysa faah-faahinta miisaaniyadd, innaga oo xoogga saareynta dakhliga, deeqaha debadda, mashariicda caalamiga ah, qooddad xafiisyada iyo arrimo badan.
Faahfaahinta dakhliga guud dowladda ee miisaaniyada 2019-ka
Dakhliga gudaha iyo deeqaha waa 340,066,501
Dakhliga gudaha: 189,850,000
Canshuuraha: 135,200,000, Canshuuraha dakhliga iyo faa’idooyinka: 9,100,000
Mushaarka shaqaalaha: 6,400,000, oo kala ah: Mushaarka shaqaalaha dowladda: 3,900,000 iyo Mushaarka shaqaalaha gaarkaa: 2,500,000
Canshuurta faa’idada ganacsiga: 2,200,000, Canshuurta faa’idada shirkadaha: 2,200,000
Canshuurta kale Dakhliga iyo faa’idooyinka: 500,000
Macaashka daaraha: 500.000
Canshuuraha adeedga iyo agabka: 22,000,000, Canshuurta guud ee agabka iyo adeegyada: 22,000,000, Canshuuraha gadiska-hoteelada: 200,000, Canshuuraha gadista-isgaarsiinta 6,500,000, Canshuurta gadista-shirkadaha korantada: 500,000, Canshuuraha gadista- waxyaabaha soo daga: 13,000,000, Canshuuraha gadista-tigidhada duulimaadka1,800,000
Canshuurta ganacsiga dibada: 97,000,000, Canshuurta furdooyinka iyo ganacsiga dibadda: 85,000,000, Canshuuraha kale ee ganacsiga dibadda: 12,000,000, Canshuurta soo dajinta khaadka: 12,000,000, Canshuuraha kale: 7,100,000
Canshuurta Moorka: 7,100,000, Moorka qaansheegadka iyo qandaraasyada notaayo: 2,600,000, Canshuurta socodka baabuurta: 2,000,000, Canshuuraha Moorka ee kale: 2,500,000
Deeqaha dibadda: 150,216,501, Deeqaha laba dhinaca 30,000.000
Deeqaha laba-geesoodka ah: 30,000,000, dalka keliya ee sanadkan laga filaayo inuu miisaaniyadda kabo waa Turkiga oo bixin-doon: 30,000,000 halka Sacuudiga, Qatar iyo Imaaraadka oo sanadihii hore miisaaniyadda kebi jiray aaney muuqan
Deeq-dhinacyo badan: 120,216,501, Bangiga adduunka –sanduuqa Trusr oo badan: 6,557,675, Baanka adduunka –mashruuca-ka-qaadista awoda: 7,638,433, Baanka adduunka –maareynta maaliyada guud : 11,188,313, Baanka adduunka –taageerada qeybta ICT: 1,500,000, Baanka adduunka-SCORE: 6,025,200, Baanka adduunka-RCRF mushaharka: 39,000,000, Baanka adduunka-SOPTAP(shidaalka: 127,000, Baankiga hormarinta-Africa howlaha dhaqaalaha iyo maaliyada: 4,906,168, Qaramada midoobay-sanduuqeeda dhismaha nabada: 8773,592, United Nation mashruuca qorsheyta maalgalinta magaalada: 3,097,425, Qaramada midoobay –mashruuceeda dhaqan celinta degmada: 1,669,694, Midowga Yurub-Bileyska: 2,00,000, Midowga Yurub –Taageerada miisaaniyada: 34,600,000
Khidmadaha waa: 54,650,000 sida: Khidmadada maamulka: 2,200,000, Khidmadda dal-kugalka: 4,800,000, Khidmadda basaborka: 5,200,000, Ruqsada ganacsiga iyo warshadaha: 650,000, Ogolaanshiyaha shaqada-ajaanibta: 800,000, Khidmadda Dekeda- Alberak : 22,000,000, Khidmada garoonka diyaaradaha –Favori: 2,000,000, Khidmadda Rukhsada kaluumaysiga: 3,000,000, Khidmada haga isgaarsiinta: 2,000,00 iyo Khidmada duulimaadka hawada: 12,000,000
Qeybtan waxaa xoogga ku saareynaa qoondada hey’adaha ee miisaaniyadda 2019-ka:
WADARTA MIISAANIYADA GUUD: 340.061.149, KHARASHAADKA JOOGTADA AH: 293.293.649 iyo HAY’ADAHA ADEEGA MAAMULKA: 135.204.188
Xafiiska madaxtooyada: 5,838,587, Xafiiska golaha shacabka: 5,338,481, Xafiiska aqalka sare: 14,449,312, Xafiiska Ra’iisal wasaaraha: 4,103,520, Wasaarada Arrimaha Dibadda: 5,777,630, Safaaradaha: 5,227,515, Wasaaradda Maaliyada: 8,654,585, Xisaabiyaha Guud: 1,594,345, Adeega Guud ee Dowladda : 44,434,690, Agaasinka Xurumaha Maaliyadda: 660,000, Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgalinta Dhaqaalaha: 2,673,791, Wasaaradda Arrimaha Guud iyo Federaalka : 9,780,116, Guddiga Qaxootiga iyo Barakacaayaasha :565,964, Wasaradda arrimaha Diinta iyo Awqaafta: 908,500, Wasaaradda Cadaalada :718,088, Ciidanka Asluubta : 5,777,224, Maxkamadda Sare : 952,744, Maxkamadda Gobalka Banaadir : 1,499,432, Maxkamadda Racfaanka : 270,284, Guddiga Adeedga Garsoorka: 188,792, Xeer-ilaaliyaha Guud : 1,081,488, Garyaqaanka Guud : 524,844, Hanta-dhowraha Guud : 1,786,104, Wasaaradda Gargaarka iyo Maareyta Musiibooyinka: 1,200,856, Wasaaradda Dastuurka : 1,927,848, guddiga M.Banaan ee Xuduudaha Qaranka : 644,928, Guddiga M. Banaan ee dibu Heshiisiinta: 501,132, Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka : 3,000,000, Guddiga Madaxa Banan Ee Xuquulqul Aadanaha : 100,000, Guddiga Maxa Banaan Ee Dibu Eegista iyo Hirgalinta Dastuurka : 686,816, Guddiga Madaxa Banaan Ee Shaqaalaha Rayidka ah : 25,285.707 iyo Guddiga Madaxa Banaan Ee ladagaalanka Musuqmaasuqa : 100,000, waxaa xusid mudan guddiyadan qaarkood maba dhisna, qaarna sidii la rabay uma shaqeeyaan.
HAY’ADAHA ADEEGA DIFAACA IYO AMNIGA : 110.767.024
Wasaaradda Gaashaandhiga: 2,632,780, Taliska Ciidanka Xoogga Dalka: 62,193,336, Maxkamada ciidanka Xoogga: 1,456,000, Hay’ada Naafada iyo Agoonta ciidamada Qalabka sida: 115,000, Wasaaradda Amniga Qaranka: 2,007,452, Taliska Ciidanka Booliska: 25,789,856, Hay’ada Nabadsugidda Qaranka: 12,505,680 iyo Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha: 4,066,920
HAY’ADAHA ADEEGA DHAQAALAHA : 24.203.206
Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha: 1,304,927, Wasaaradda Macdanta: 929,552, Wasaaradda Beeraha: 1,558,891, Wasaaradda Xanaanada-Xoolaha-Dhirta iyo Daaqa: 1,018,348, Wasaaradda Kallumaysiga iyo khey’ Badda: 1,514,776, Hay’ada Cilmi Baadhista Badaha Soomaaliyeed: 508,164, Mashruuca Hormarinta Xeebaha iyo Kaluumeysiga: 105,976, Wasaaradda warfaafint: 4,954,856, Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta: 1,698,426, Hay’ada Isgaarsiinta Qaranka: 2,088,000, Wasaradda Howlaha guud iyo dib-u-dhiska: 1,156,072, Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada: 1,907,440, Hay’ada Saadaashaiyo Duulista Hawada: 1,208,576, Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda : 1,232,608, Dekada Xamar: 1,021,300, Wasaarada Ganagsiga iyo Warshadaha: 1,995,304
HAY’ADAHA ADEEGGA BULSHDA: 23.119.231
Wasaaradda Caafimaadka : 7,260,440, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare: 12,834,143, Wasaaradda isboortiga iyo dhalinyada: 1,453,540, Wasaaradda isboortiga iyo dhalinyada : 639,424, Wasaaradda Haweenka iyo Hor.Xuq. Adanaha: 931,684
MASHAARIICDA: 46.766.501
Mashruuca CIP : 7,638,433, Mashruuca SFF(MPTFand UN): 7,434,268, Mashruuca PFM: 11,188,313, Mashruuca EFG: 4,906,168, Mashruuca RCRF 2,150,000, Mashruuca Dhaqaalaha Ee Soomaliya Prg(SCORE) : 6,025,200, Mashruuca Taageerida Xasilinta (S2S) :1,699,694, Mashruuca SUIPP: 13,097,425, Mashruuca SOPTAP: 127,000 iyo Mashruuca ICT : 2,500,000
+ Waxaan idiin soo wadnaa faah-faahin dheeraad iyo falanqeynno miisaaniyadda la xiriirta.
Goobhoog News
Qoraalkan Lama Qaadan Karo, Xigasho La’aan