Dhageyso: Gaas Oo Codsaday In La Sugo Qoondada Haweenka Ee Baarlamaanka Cusub
				Sheeko:Dalka			
			 
		Madaxwaynaha Puntland ayaa Odayaasha soo Xulaya Xildhibaanada ka codsaday in qoonadada haweenka inay siiyaan Xildhibaannada soo socda.
Dhanka kale wasiirka haweenka ayaa iyan ka hadashay qoondada haweenka ee aqalka wakiillada Puntland 2019-ka.
Warbixinta hoos ka dhagayso:
Goobjoog News