Xildhibaan ka tirsanaa golihii degaanka waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka hadlay kala diristii uu madaxweyne Gaas ku sameeyey golahaasi.
Cabdi waaxid Axmed Maxamed oo ka tirsanaa golahaasi ayaa u sheegay Goobjoog News, iney soo dhoweynayaan kala diristii uu madaxweyne Gaas ku sameeyey.
Waxa uu sheegay in madaxweynaha uu sharci u haysto inuu kala diro, iyaguna ay la shaqeyn doonaan cid walbo oo lasoo magacaabo.




From the comments