Goobjoog

Hiiraan: Xil Ka Qaadis La Sameeyey

Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa sameysay xil ka qaadis iyo sidoo kale xil magacaabis. Wareegto kasoo baxday wasaaraddan ayaa waxaa xilkii looga qaaday Xuseen Cismaan Cali oo ahaa…

Hiiraan: Xil Ka Qaadis La Sameeyey

Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa sameysay xil ka qaadis iyo sidoo kale xil magacaabis.

Wareegto kasoo baxday wasaaraddan ayaa waxaa xilkii looga qaaday Xuseen Cismaan Cali oo ahaa guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Hiiraan.

Sidoo kale waxaa xilka laga qaaday C/xakiin Maxamuud Xasan oo ahaa xoghayihii dowladda hoose ee B/weyne.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments