U bood dhigaalka

Daawo: Saameynta Barahada Bulshada Ee Siyaasiyiinta Soomaaliyeed

Nofeembar 21, 2018

Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta dalka ee mararka qaar hadallada adag isku weydaarsada baraha Bulshada.

Waxa ay sheegeen qaarkood iney aad u niyad jabaan markii ay arkaan dadkii mas’uuliyiinta ahaa oo hadallo aan wanaagsaneyn isku weydaarsanaya baraha Bulshada.

Shacabka ayaa sheegaya in siyaasiyiinta looga baahnaa iney dalka u adeegaan bedalkii ay ku mashquuli lahaayeen baraha bulshada.

Halkaan hoose ka daawo:

Goobjoog News