Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku sugan dalka Turkiga, iyada oo ujeedku yahay sida la sheegay inuu la kulmo dhiggiisa Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan.
Turkiga waa dalka keliya ee sanadkan laga filaayo inuu miisaaniyadda kabo, isaga oo bixin-doon: 30,000,000, waxaana xusid mudan inuu sanadkii horena ahaa dalka keliya ee sidaasi sameeyey.
Marka kabidda miisaaniyadda laga soo tago, Ankara waa dalka keliya ee mashaariic horumarineed iyo maalgeshi ka fuliyey gudaha Soomaaliya.




From the comments