Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa dib usii daayey Labo qof oo Kenyan ah, kuwaasi oo 22-kii November ka qafaasheen Tuulada Khorof Kharar oo hoostagta magaalada Wajeer.
Guddoomiyaha gobolka Waqooyi Bari, Maxamed Biriik ayaa u sheegay Warbaahinta in dadkaasi iyaga oo nabad qaba ay yimaadeen Tuuladooda.
Wuxuu tilmaamay iney ahaayeen Xoolo dhaqato, islamarkaana beesha ay kasoo jeedaan ay wadahadal la galeen Al-shabaab, sidaasina lagu sii daayey.




From the comments