Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka.
Guddigan ayaa sidoo kale ansixin doona xildhibaannada, iyagoona xalinaya wixii tabasho ah ee arrimaha doorashooyinka ka yimaada.

Dalka
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka. Guddigan ayaa sidoo kale ansixin doona xildhibaannada, iyagoona xalinaya wixii tabasho ah ee arrimaha doorashooyinka ka…

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka.
Guddigan ayaa sidoo kale ansixin doona xildhibaannada, iyagoona xalinaya wixii tabasho ah ee arrimaha doorashooyinka ka yimaada.


Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments