Dalka Qatar ayaa maanta oo isniin ah sheegay iney isaga baxayaan ururka dalalka shidaalka soo saara ee OPEC, maalmo kadib kulan dhex maray shirkadda iyo xulafadeeda.
Isaga oo shir jaraa’id ka hadlayey wasiirka tamarka Qatar Sacad al-Kaabi ayaa sheegay in dalkiisa uu ka bixi doonno OPEC January 1, 2019, taasi oo soo afjareysa urur ay xubin ka ahaayeen nus qarni.
Sababta waxaa ay Qatar ku sheegtay si ay u wanaajiso kaalinteeda iyo istaraatiijijad ku saabsan dib u habeyn oo muddo dheer ah.




From the comments