Goobjoog

Khilaafka Madaxda Puntland Oo Soo Shaac Baxay, Camey Oo Magacaabay…

Waxaa soo shaac baxaya khilaafka ka dhaxeeya madaxda ugu sarreysa ee dowlad goboleedka Puntland, iyadoo ay soo dhow dahay doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Shalay, madaxweyne C/weli Gaas ayaa magacaabay guddiga…

Khilaafka Madaxda Puntland Oo Soo Shaac Baxay, Camey Oo Magacaabay…

Waxaa soo shaac baxaya khilaafka ka dhaxeeya madaxda ugu sarreysa ee dowlad goboleedka Puntland, iyadoo ay soo dhow dahay doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi.

Shalay, madaxweyne C/weli Gaas ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka, hase ahaatee madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Injineer Camey ayaa isna dhankiisa soo magacaabay guddiga xallinta Khilaafaadka.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments