Goobjoog

Xoogga Dalka: Taliye iyo Ku-xigeenkiisa Oo Ku Dhintay Qarax

Taliyihii ciidanka xoogga dalka qeybta 12-ka April Gen. Cumar Aadan Dhabad (Cumar Dheere) iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Cali Jamaame ayaa goordhow lagu dilay qarax miino. Qarax ayaa lala beegsaday kolonyo ay…

Xoogga Dalka: Taliye iyo Ku-xigeenkiisa Oo Ku Dhintay Qarax

Taliyihii ciidanka xoogga dalka qeybta 12-ka April Gen. Cumar Aadan Dhabad (Cumar Dheere) iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Cali Jamaame ayaa goordhow lagu dilay qarax miino.

Qarax ayaa lala beegsaday kolonyo ay la socdeen Taliyaasha iyo ciidamo ilaalo u ahaa, waxaa uuna ka dhacay deegaanka Dhanaane ee Koonfurta Muqdisho dhinaca xeebta Jazeera.

Wararka waxaa ay intaas ku darayaan in qarax ku dhinteen sidoo kale in ka badan 5 askari.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments