Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dalka maanta uu marayo xaalad adag oo u baahan in wax laga qabto.
Xaaladda uu maanta dalka ku jiro ayuu sheegay inaanay fahmi karin cid socoto ku timid (dibad joog) balse ay fahmi karto cid walbo oo joogtey dalkan mudadii burburka ka jiray.
Waxa uu sheegay Axmed Madoobe in cid walbo oo Soomaaliyeed uu waajib ka saaran yahay in dalkan ay wax ka qabato xaaladiisa.




From the comments