Goobjoog

Faysal Cali Waraabe “Yaan Laga Laaban Mooshinka Laga Keenay Farmaajo” (Dhageyso)

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa xildhibaannada ka keenay mooshinka madaxweyne Farmaajo ugu baaqay iney ku adkeystaan mooshinkooda oo aanay ka laaban. Wuxuu sheegay in xildhibaannada…

Faysal Cali Waraabe “Yaan Laga Laaban Mooshinka Laga Keenay Farmaajo” (Dhageyso)

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa xildhibaannada ka keenay mooshinka madaxweyne Farmaajo ugu baaqay iney ku adkeystaan mooshinkooda oo aanay ka laaban.

Wuxuu sheegay in xildhibaannada looga baahan yahay iney ridaan madaxweynaha oo ay soo doorteen shaqsi wax ka bedali kara xaaladda dalka Labada sano ee soo socota.

Guddoomiye Maxamed Mursal ayuu sheegay inuu noqday nin sharciga ilaaliya iyaguna ay garab taagan yihiin xildhibaannada mooshinka keenay waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments