Safar aan horay aan loo shaacin ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho ku imaanaya madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki.
Ujeedka waxaa lagu sheegay inuu madaxweynaha Farmaajo kala hadlayo xiriirka labada dal iyo adkeynta iskaashiga u dhaxeeya.
Labada mas’uul waxaa ay qeyb ka yihiin isbaheysi uu ku wehliyo ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.




From the comments