Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa qoraal ay ka soo saartay xariga weriyaga Goobjoog TV ee Burco Xasan Xandulle ku sheegtay in ay ka wal-walsantahay xaaladda weriyaha iyada oo ugu baaqday Somaliland iney si degdeg ah oo shuruud la’aan ah u sii-deyso.
