Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa maanta weriya Xasan Xandulle u dirtay 7 maalmood oo xabsi ku hayn ah, waxaana loo gudbiyay jeelka wayn ee Burco.
Wariyaha Goobjoog ee Burco waxaa uu xidhan yahay maalintii saddexaad.
Xeer ilaaliyaha gobolka Togdheer Jaamac Ducaale Siciid ayaana uu u xidhan yahay.




From the comments