Goobjoog

Kheyre Oo Buuxiyey Booskii Uu Iska Casiley C/fitaax Geesey

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyenta. Xilka waxaa loo magacaabay Cabdi Aadan Hoosow, sida lagu xusay wareegto uu soo…

Kheyre Oo Buuxiyey Booskii Uu Iska Casiley C/fitaax Geesey

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyenta.

Xilka waxaa loo magacaabay Cabdi Aadan Hoosow, sida lagu xusay wareegto uu soo saarey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka.

Shalay ayaa xilkan waxaa isaga casilay C/fitaax Geesey, sababo la xiriirta farogelinta ay dowladda federaalka ku hayso maamulka K/galbeed.

Warkaan wixii kusoo kordha kala sooc wararkeena kale

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments